jaraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld jaraysad, jaraysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur