jarjaran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Macnaha:

  1. Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.
  2. Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay ahaansho.