jarmaadoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarmaadeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Macnaha:ld jarmaa-do.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
jermaadoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jarmaado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00