jarrayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jarree. ld jarraysimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jarree

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive

Macnaha:

  1. 2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jarraysimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jarrayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur