jarraysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jarrayso. ld jar-raysad, jarraysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarraysoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Qof jarraysimo raadsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
jarraysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jarraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00