jasiirad-shacaabi
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do ..., m.l)
Macnaha:
- (jool.) Dhul-badeed ka samaysan dhagaxshacaabi ka fog dhul kale, kuna dhex taal bad ama biyo weyn oo kale, joogeeduna aad uma sarreeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

