jawrarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jawrar². ld jawrar¹ (2).

jawrar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.
  2. Wax dildillaac yeelasho.