jaynafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaynaf².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaynaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.
  2. Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur