jaynafsan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur