jebsinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:(daaw.) Xubin ka mid ah laf dhabarta oo dhawr ricirood leh. ld jibsin².
jibsinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Farac yar oo qabiil ka soo jeeda; laf; jilib.