jecleysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Wax rabitaan-kooda cid ku abuurid. 2. Is j.: wax rabitaan-kooda is xijin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur