jeebis-dherer
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ryo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo organnada xayawaanku kaas oo jidhka loo qaybin karo laba badh oo ah hummaagyo muraayadeed oo mid waliba sallax goonniya saaranyahay. Xayawaan-nada jeebis dherer waxay leeyihiin hab dhaqdhaqaaq oo u goonniya, kaas oo had iyo jeer hal dhinac jidhka u hoggaamiya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

