jeedaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur