jeedsii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. U j.: cid dusha wax ka tusid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur