jeefaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhalfo; kabar; janfar; gonfar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhalfo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Xubinta taranta ragga inteeda hore oo ay buuryadu daboosho marka uusan gudnayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
  2. Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

janfar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. Dhalfo; gonfor; jeefaar. ld fanjar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur