jeegaxiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (-rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
  2. Timaxiirid; timajarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

timaxiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld timaxiirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

timaxiirid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hab xiiridda timaha loo qurxiyo. ld timaxiir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

timajarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Habka timaha loo jaro ama loo qurxiyo. ld timajar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur