jeegayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jeegee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jeegee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. 1. Dhabar-dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur