jeekam

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Qayb xidmeed oo ku yaal meesha ay iskaga dhegsanyihiin xiidmaha yar yar iyo xiidmaha waaweyn. Afka sare wuxuu ka mid yahay kolonka, afka hoosana waxa ku yaal qabsinka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur