jeeniwareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
oofwareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0