jeeqaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jeeqaaq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jeeqaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Daymo dhinac wax loo dayo. 2. Rajayn wax la rajeeyo.
  2. 1. Wax rajayn. 2. Dhinac wax u dayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur