jeerjeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho. 3. Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur