jeermiga xiidmaha

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Baktiiriya caadi ahaan ku jira xiidmaha, qaarkood waxay sameeyaan fitamiin k (vit. K). Waxay ka hortagaan cudurrada baktiiriyada cudurwaddada ah oo aasidh badan ayey meesha ku sameeyaan si jeermiga kale ugu dhinto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur