jeermis-dilid
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. (daaw.) Hab looga tirtiro jeermiska qalab sida: dhar ama biro ayadoo la isticmaalayo jeermidileyaal. 2. (fiis.) Kul, qiiqbiyood (oomaar), ama reeys iyo kuwo kiimikaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

