jelled

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. 1. Buug, kitaab iwm jeldi u samayn. 2. Maqaar il, kor u rogid. 3. Badar kala saarid. ld jillad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jillad

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. ld jelled.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur