jelledo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-etay, -edatay)

Macnaha:

  1. ld jallado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jallado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur