jexeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaxeer.

jaxeer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cawl lab. 2. Qof aan da'du ka muuqan. 3. Qof kaftan badan. ld jexeer.