jibaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jibaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah. 2. Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
  2. Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur