jibindhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jibindhabo. ld jibindhabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibindhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Sida jibinta u dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jibindhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jibindhabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur