jiciirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiciiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiciiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Meel ka fogaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur