jidaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jidaal². ld jidaalis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Socod dheer oo lagu daalo. 2. Daal badan oo ka dhasha socod dheer.
  2. 1. Socod dheer oo lagu daalo gelid. 2. Socod dheer ku daalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidaalis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jidaalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur