jidcaanoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Diillincaanood; waq-habaar. 2. Wadiiqo isku xirta xerada geela iyo guriga.
diillincaanoodQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.