jidgabaarre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddigaha cirir mid ka mid ah. 2. Godadka dayaxu dego midka saddex iyo labaatanaad.