jidgacanleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Xiddigaha mid ka mid ah. 2. Godadka dayaxu dego midka shan iyo labaatanaad.