jidhaabalaf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. War aan dhabtiisa la hubin. ld jadhaabalaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jadhaabalaf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld jidhaabalaf.