jidiimasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jidiimo. ld jidiimad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidiimo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-iintay, -iinatay)

Macnaha:

  1. Jidiinqallal ka dhawrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jidiimad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jidiimasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur