jifaa
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Jirrid jiif u baxda dhulka korkiisa oo xididdo ku yeelata gummudyo yar yar, kuwaas oo geedo cusubi ka soo baxaan xididdadaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

