jifo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay. 2. Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo. 3. Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo. 4. Xigto. 4. ld jufo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jinfo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xigto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xigaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jufo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka. 2. Bir goobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.