jigre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Buntuq waayadii hore la isticmaali jirey oo xabbad kaliyaale ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur