jiicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(jiic, m.dh) (bot.) Geed abaareed dhirta dhaadheer ka mid ah oo aan qodax lahayn qoryahiisana wax lagu shito.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0