jiifaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga laaya; guduudane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guduudane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Bahal bisadda u eg kase weyn oo midab guduudan leh oo ariga cuna.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur