jiijiile

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Balag digir marka uu ka tago halcasaadka oo uusan gaarin jalawga. 2. Ilmaha shimbiraha ee aan weli duulimaad gaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur