jiilaashi

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld jiilaashin.

jiilaashin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dabayl dhacda waqtiga jiilaalka ah. ld jiilaashi.