jiilaasho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. Waqti jiilaal ah gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur