jiiqjiiqle
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Geedgaab qodax leh oo jeerinka la bah ah oo leh xabag iyo miro la cuno, iyo mayrax xargo laga samaysto. 2. Cayayaan jirriqaaqa u eg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

