jiiqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Xoog u sheegasho. 2. Qof meel wax kula dhuumasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur