jiiraggo'Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xanuun muruqyada ku dhaca daal ama jug gaartay awgeed. ld jiirgo'¹.Qof jug gaartay ama daal awgiis murqo xanuunid. ld jiirgo'².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jiirgo'Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jiiraggo'¹.ld jiiraggo'².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0