jiirnac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nacayb iyo karaahiyo cid loo qabo.
  2. Colaad iyo karaahsi cid u qabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur