jiirnixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jiirnax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiirnax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
  2. U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur