jikaartanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Murmidda xaqiiq jirta laga murmo. 2. ld jikaartamid.Xaqiiq jirta ka murmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jikaartamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jikaartan². ld jikaartan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0