jilaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jilaysan². ld jilays-naansho.

jilaysan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
  2. Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.